Gurmadyo ciidan oo gaaray Puntland iyo Galmudug
Muqdisho, October 14, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in gurmadyo ciidan ay kala gaarayaan maamulada...
Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xaruntii Shirka Jowhar
Muqdisho, October 14, 2016: Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga ah, ayaa maanta la wareegay xarunta shirka magaalada Jowhar, iyagoo...
Saadaasha Doorashada Soomaaliya 2016
Toronto | QOL | 14 October 2016 | Waxaa lagu wadaa in ay doorasho xilka madaxtinimada Soomaaliya ka...
Madaxweynaha oo u hambalyo u diray Guddoomiyaha baarlamanka maamulka cusub ee HirShabeelle
Muqdisho, 13 October 2016 (Villa Somalia)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray...
Madaxweynaha oo qaabilay ergeyga gaarka ah UNHCR u qaabilsan Soomaaliya
Muqdisho, 13 October 2016 (Villa Somalia)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan...
Shirkii Madasha oo u baaqday xiisado siyaasadeed awgeed.
Muqdisho, October 13, 2016: Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Madaxtooyada iclaamisay inuu dhaco 11-kii bishan oo ku beegneyd maalintii...
Qarax ay ku dhinteen rag aasayay miino
Muqdisho, October 13, 2016: Qarax aad xooggan ayaa xalay laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafada Ex Kontarool Balcad...
Galmudug oo beenisay eedeyntii Puntland ku tilmaantay dowladda Soomaaliya
Muqdisho, October 12, 2016: Galmudug ayaa beeniyay eedeyn kasoo yeertay maamulka Puntland oo aheyd in dowlada Soomaaliya ay qayb...
Dowladda oo amartay in ciidamo la geeyo magaalada Gaalkacyo
Muqdisho, October 12, 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa soo jeedisay in ciidamo ka socdo dowlada dhexe la geeyo magaalada Gaalkacyo...
Madaxweynaha oo wakiilada beesha caalamka uga warbixiyay hannaanka doorashada, amniga iyo arrimo kale
Muqdisho, 11 October 2016 (Villa Somalia) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha...