Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho oo la xirayo
Muqdisho, October 30, 2016: Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho la xiri...
Puntland iyo Galmudug oo maxaabiis is dhaafsaday
Muqdisho, October 30, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Maamulada Puntland iyo Galmudug ay shalay...
Galmudug oo xoog kusoo furatay gabar Kenya u dhalatay
Muqdisho, October 30, 2016: Ciidamada Nabad sugida ee maamulka Galmudug ayaa la sheegay iney xoog kusoo furteen gabar Kenya...
Turkiga oo caro ka muujiyay faragelinta shisheeye ee Doorashada Soomaaliya
Muqdisho, October 29, 2016: Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Amb. Olgan Bekir ayaa la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Federaalka Hirgelinta...
RW Ku-Xigeenka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka madaxa USAID iyo Safiirka Mareykanka
Muqdisho | QOL | October 28, 2016 – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh...
Somali Man wielding knife fatally shot outside US Embassy in Kenya
Nairobi, Kenya | October 27, 2016 – A Somali man attacked an armed guard in front of the...
Madaxweynaha “Wadada Wadnaha waxaaa lagu dhisay canshuurta shacabka Soomaaliyeed”
Muqdisho, 27, Oct, 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray...
Madaxweynaha oo xariga ka jaray dhisamaha Wasaaradda maaliyadda
Muqdisho, 27, Oct, 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray...
War Saxaafadeed : Soomaaliya oo saxiixday cahdiga ka mid noqoshada Ururka IORA
Tr. October 27, 2016 Bali – Indonesia War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah). October 27, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...
Somalia signing the Indian Ocean Rim Association (IORA) charter and formally becoming a member State
Date : October 27, 2016 Bali – Indonesia Press Statement FOR IMMEDIATE RELEASE On October 27, The Minister...