Guddiga doorashada oo maanta go’aan ka gaaraya shaqaaqadii xalay ka dhacday Jowhar
Muqdisho, November 19, 2016: Guddiga doorashada heer goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in go’aan ka soo saaraan...
Safiirka Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya oo cabsi awgeed Nairobi u guuray
Muqdisho, November 17, 2016: Maxamed Axmed Cusmaan Alxamaadi, Safiirkii Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya, ayaa saldhig KMG ah ka...
Roobab xoog leh oo saaka ka da’aya Muqdisho
Muqdisho, November 17, 2016: Roobab xooggan ayaa saaka ka da’aya magaalada Muqdisho iyo deegaanada u dhow, iyadoo roobabkan ay...
Puntland iyo Galmudug oo isku fahmi la’ kala qaadista Ciidamada is-hor fadhiya
Muqdisho, November 17, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay iska hor imaad kooban uu...
AMISOM oo nin ka mid ahaa Ergooyinka ku dilay Cadaado
Muqdisho, November 16, 2016: Ciidamada AMISOM ee Ilaalada ka haya Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ayaa goor dhow...
Mustaf Dhuxulow oo loo doortay Kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka Hoose
Muqdisho, November 16, 2016: Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa mar dhow ku guuleystay kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka...
Magacyada Musharaxiinta ku tartamaya Kuraasta Aqalka Hoose ee maanta lagu dooranayo Cadaado
Muqdisho, November 16, 2016: Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah...
Seeking halal contraception in Kenya’s Muslim northeast
Nairobi, Kenya | (AFP) | November 14, 2016 – Swaddled in colourful hijabs the women exchange puzzled looks...
Safiirka Turkiga oo loo haysto in uu u gafay Somaliland
Muqdisho, November 15, 2016: Somaliland ayaa ku eedeysay Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Amb. Olgan Bekir inuu u gafay,...
Wararkii ugu dambeeyay waanwaanti Galkacyo
Muqdisho, November 15, 2016: Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa...