Kursigii ugu horeyay oo Gabdho ku tartamayaan oo Jowhar ka dhaceysa..
Muqdisho, November 29, 2016: Maanta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle, ayaa waxaa ka dhacaya doorashada mid ka mid ah...
Gaadiidka Muqdisho oo saakay shaqadi ka fadhiistay.
Muqdisho, November 29, 2016: Dadka wada gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho, ayaa saakay waxay ku dhaqaaqeen shaqo joojin kadib...
Diyaarad ka duushay Muqdisho oo shil ku gashay Nairobi
Muqdisho, November 28, 2016: Diyaarad qaada xamuulka oo ka duushay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa shil ku gashay Joma...
Maxbuus isku dal dalay Xabsiga Berbera..
Muqdisho, November 28, 2016: Wararka nooga imaanaya magaalada Berbera ee maamulka Somalilanda, ayaa sheegay in maxbuus ku jiray Xabsi...
Dagaal oo haatan ka socda qaybo ka mida Gobolka Mudug
Muqdisho, November 28, 2016: Wararka kala duwan ee naga soo gaaraya degaannada Dabagalo iyo Dumaaye oo hoos taga Degmada...
Puntland oo ku hanjabtay in ay joojinayso Doorashada Aqalka Hoose..
Muqdisho, November 27, 2016: Puntland ayaa ku hanjabtay in ay joojinayaan doorashada Aqalka Hoose hadii xubno dheeri ah la...
Itoobiya oo ka qeyb qaadaneysa sugida amniga Doorashada Somalia..
Muqdisho, November 27, 2016: Itoobiya ayaa sheegtay in ay kaalinteeda ka qaadaneyso sugidda amniga doorashooyinka Soomaaliya iyada oo ah...
Labo Xildhibaan oo doorashadi ay ku adkaadeen la diiday.
Muqdisho, November 27, 2016: Guddiga doorashada dadban ee heer federal ayaa waxbo kama jiraan kasoo qaaday natiijadii kasoo baxday...
Guddoomiye dhimasho lagu tiriyay oo Baydhabo ka hadlay..
Muqdisho, November 26, 2016: Maalma dhweed, dagaal culus oo shabaab iyo ciidamada Dowladda ku dhexmaray deegaanka Goof-gadood ee gobolka...
Dowladda Somalia oo war ka soo saartay Riek Machar imaashadiisa
Muqdisho, November 26, 2016: Saraakiil kala duwan oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dowladda Soomaaliya, ayaa xaqiijiyay in aan...