Madaxweynaha oo kormeeray xero ciidan oo ku taala duleedka Kismaayo
Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay xerada...
Madaxweynaha oo la kulmay Xildhibaanada Labada Aqal ee Kismaayo lagu doortay.
Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Kismaayo...
Khiyaano Guud ha ku dhicina Xildhibaano: Doorashada Madaxweynaha cusub ka hor Xadiith-kaan akhriya, fahma oo ku dhaqma.
Nabigeena Suuban Muxamed (SCW) wuxuu yiri “qofkii loo dhiibo talada muslimiinta, dabadeedna u doorta mid looga haboonyahay masuuliyada, wuxuu khayaanay ilaahay...
Mudane Carte “Xilka la ii doortay waxaan kor ugu qaadi doonaa sharafta iyo karaamada dhamaan dadka Soomaaliyeed”
Muqdisho | QOL | December 6, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh...
DAAWO: Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka dacwooday Saxaafadda iyo Qurbajoogta
https://youtu.be/xRp23cBazEg
Madaxweynaha oo booqday Jubbaland kuna ammaanay doorka doorashooyinka 2016
Kismayo, 05 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS ayaa Soo Xiray Shir Weyne Sanadeedka 2-aad ee U-adkeysiga Aafooyinka
Muqdisho, 05, Dec, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Cate ayaa maanta soo gunaanaday...
Maxaad kala socotaa Qorshaha uu Madaxweyne Xasan u tegay Kismaayo?
Kismaayo-Soomaaliya: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta gelinka dambe Booqasho ku tago magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo gaaray Cadaada
Muqdisho, Dicember 5, 2016: Wafdi uu hoggaaminaya Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Soomaaliya, Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa Maanta gaaray...