Kulanka Golaha Wasiirada oo looga Hadlay Arima DHowr ah
Muqdisho, 20, April 2017 –XGolaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu...
Diyaaradihii Qaadka Muqdisho Keeni jiray Oo Maanta Lagu Arkay Jowhar
Muqdisho, 20, April 2017 –Xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle, ayaa waxa ay xaqiijiyeen in diyaaradahaasi ay ka dageen...
Full VIDEO: Booqashadii Gudoomiye Taabid ee Dayniile iyo Nimcaan Hilaac
Muqdisho | April 19, 2017 – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa markii ugu horeysay Booqasho...
Shir Looga Hadlayey Tayeeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdihso
Muqdisho, 19, April 2017 – Shir uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay’adaha Dowladda ayaa...
Dowlada Federaalka oo dhiirigelineysa Bandhiga TEDxMogadishu 2017
Mogadishu, 19 April 2017 – Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo...
Soomaali lasheegay in ay ka barbar dagaalamaysay xuutiyiinta oo gacata lagu dhigay
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Jeneral Samiir Al-xaaj oo ka mid ahaa Taliyayaasha sare ee Ciiddanka Dowladda Yemen...
Ciidamada AMISOM oo howlgalo kasameeyay inta u dhaxaysa dagamada Lafoole iyo deeganka Xaawa Cabdi ee G/Shabeelada Hoose
Muqdisho, Abriil 19, 2017– Ciidamada AMISOM ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay inta u dhaxeya magaalada Muqdisho...
Xildhibaanada Aqalka Sarre Oo Maanta Doortay Gudiga Ugu mid noqon Lahaa Gudiga Dib U Eegista Dastuurka KMG
Muqdisho, Abriil 19, 2017–Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta doortay xubnihii uga mid...
DHAGAYSO:- R/wasaare ku xigeenka dalka oo xariga kajaray xarunta isku dubaridka gargaarka
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa Maanta lagu daah furay Xarunta Isku...
Uganda oo soo dhaweeyey Milliteriga Maraykanka ee Soomaaliya u yimid la-dagaalanka Al-Shabaab
Muqdisho, Abriil 19, 2017- Afhayeenka Ciiddanka Difaaca Dadka Uganda (UPDF), Richard Karemire ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu...