Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi
Khartuum | QOL | 6 Oktoobar, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Suudaan...
Golaha Wasiirada Oo Maanta Xilkii Ka Qaaday Xisaabiyaha Guud ee Qaranka
Muqdiaho | QOL | October 05, 2017 —Kulankii Khamiis laha ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay...
Sawiro:-Madaxwaynaha Maamulka Jubland Oo Qadasharf U Sameeyey Mas’uuliyiin Gaaray Kisaamyo
Muqdiaho | QOL | October 05, 2017 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa...
Sawiro:-Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland Oo Ka Dhacay Kismaayo
Muqdiaho | QOL | October 05, 2017 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo La kulmay Wakiilka Q.M ee Somaliya
Muqdiaho | QOL | October 05, 2017 —Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Muqdisho kulan kula qaatay...
Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Doorashada Somaliland
Muqdiaho | QOL | October 05, 2017 —Waddamada Beesha Caalamka ee Tageera Somaliya ayaa Ergooyin ka mid ah...
Sawiro:-Wasiirka Dhalinyarada Somaliya Iyo Kan Suudaan Oo Kulan Ku Yeeshay Isla Wadankaasi
Muqdiaho | QOL | October 05, 2017 — Kulanka ay wada qaateen Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Dowladda...
Somaliya Iyo Suudaan Oo Sameynaya Dalladda Dhaqaalaha Ee Geeska Afrika
Muqdiaho | QOL | October 05, 2017 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho...
Sawiro:-Shariif Xasan Oo Gaaray Magalada Baydhabo
Muqdiaho | QOL | October 04, 2017 —Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dib ugu...
Sawiro:-Mas’uul Maata U Baxay Dhagaysiga Baahiyaha Shacabkiisa
Muqdiaho | QOL | October 04, 2017 — Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Benaadir Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle...