Golaha Shacabka Oo ansixiyay Heshiiska Isdhaafsiga Maxaabiista
Muqdisho | QOL | 14 October 2017 – Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay heshiiska isdhaafisga Maxaabiista ee Soomaaliya...
Shariif Xasan Oo Gaaray Gobalka Caasimada Bakool
Muqdisho | QOL | 14 October 2017 – SMadaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray Magaalada Xudur...
Wasaaradda Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Heshiis Iskaashi La Saxiixatay ITU
Muqdisho | QOL | 14 October 2017 –Sabti, Oktoober 14, 2017) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa heshiis iskaashi kula...
6 Jir Noqday Duuliye Diyaaradeed !!!
Muqdisho | QOL | 14 October 2017 –Aadan Maxamed Amiir,waxaa uu asalkiisa ka soo jeedaa dalka Morocco,waxaase uu heystaa dhalashada...
Kurdiyiinta Oo 6,000 Askari Geeyay Kirkuk
Muqdisho | QOL | 14 October 2017 –Magaalada Kirkuk ee Dalka Ciraaq waxaa laga baqayaa in uu ka billowdo dagaal...
Ciidamada Dowladda Oo Isga Soobaxay Bariire
Muqdisho | QOL | 14 October 2017 –Wararka ka imaanaya Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada...
Booliiska Somaliland Oo Sheegay In Ay Xireen Dad ay Ku eedeeyeen in ay Gubayeen Basas.
Muqdisho | QOL | 14 October 2017 – Kooxo Xiliyadii habeenkii Guba basaska dadweynaha ee Magaalada Hargeysa ayaa sii kordhaye,...
Sawiro:- Dowlada Turkiga oo fulineysa mashariicdii uu balan qaaday Madaxweyne Erdogan
Muqdisho | QOL | 13 October 2017 – Mudane Eng Sadaq Abdullahi Abdi Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u Dhiska...
Somali Defense Minister and Army Cheif resign
Muqdisho | QOL | 13 October 2017 – Somalia’s defense minister and army chief have resigned as the al-Qaida-linked al-Shabab...
Warar kala duwan oo laga helayo is casilaadii Wasiirkii Difaaca iyo Taliyaha Ciidamada
Muqdisho | QOL | 13 October 2017 –Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is casilaadii shalay ay sameeyeen Wasiirkii...