Saiwro:-Qaar Kamidah Dadkii Ku Dhawacamay Qarixii Zoobe Oo Looqaaday Imaaraadka
Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; —-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta dalka dibadiisa uqaaday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay...
Boqolaal ka mid ah Milatariga Soomaaliya oo Sh/Hoose la geeyay iyo Al-Shabaab oo wadooyinka biyo ku jaraya
Muqdisho, 25 Oktoobar 2017;—dhawaad Kun Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogag Soomaaliya oo aad u qabalabeysan ayaa la...
Guddoonka Labada Aqal Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Kala-Fadhiga 40,Aad Ee Baarlamaanka Puntland
Garoowe , 25 Oktoobar 2017;—Munaasabada lagu furayay kalfadhigii 4aad ee baarlamaanka Puntland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe ee...
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay...
Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka oo sheegay in Imaaradka oo kaliya uu yahay dalka caawiyey Soomaaliya
Muqdisho | QOL | 25 October 2017 – Ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/Rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay...
Dad shacab ah oo ku dhintay dagaal Al-shabab iyo AMISOM ku Dhexmaray Lafoole
Muqdisho | QOL | 25 October 2017 –Ugu yaraan Qof shacab ah ayaa la xaqiijiyay in uu dhintay...
Qoxooti Soomali ah Oo Kunoolaa Dalka Yeman Oo Dib u Soo Noqonaya
Muqdisho | QOL | 25 October 2017 –73; Rag ah iyo 61; Haween ah oo ah Muwaaddiniin Soomaaliyeed...
Madaxweyne Gaas Oo Furay Kalfadhigii 40aad ee Baarlamaanka Maamulka Putland
Garoowe | QOL | 25 October 2017 –Madaxweynaha Maamulka Puntland aya ala filayaa in uu maanta furo kalfadhiga...
Safiir C/raxmaan Ceynte Oo Iska Casilay xilkii Safiirnimo
Muqdisho | QOL | 24 October 2017 – C/raxmaan Yuusuf Ceynte oo horay u soo noqday Wasiirka Qorsheynta ee...
DEG-DEG:-Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Booasaaso
Boosaaso | QOL | 24 October 2017 – Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari ayaa...