Shirka Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Masiibada Qaran, Geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muse, Geedisocodka Deyn-Cafiska iyo arrimo kale
Muqdisho | QOL | 26 Oktoober 2017 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa...
Ammaanka saldhigga Milateri ee Turkiga ee Muqdisho oo la xoojiyey
Muqdisho | QOL | 26 Oktoobar 2017 — Ammaanka Saldhigga Milateri Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho ayaa si aad ah...
Shacabka Kenya oo u dareeray codeynta doorashada ku celiska ah
Muqdisho | QOL | 26 Oktoobar 2017 — Dalka Kenya waxaa maanta ka billowday codbixinta doorashada ku celiska ah ay...
War horleh oo ka soobaxaya qarax xalay ka dhacay Muqdisho
Muqdisho | QOL | 26 Oktoobar 2017 — Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay guri...
Ra’islawasaare Kheyre oo la kulmay dhiggiisa Turkiga
Muqdisho |QOL | 26 Oktoobar 2017 — Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga...
Raila Odigna oo Sameeyay Jabhadda Horleh
Muqdisho, 26 Oktoobar 2017; —Hoggaamiyaha Mucaaridka Dalka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaaqay in uu sameeyay Jabhadda wax iska...
Taliyihii Ugu Horreeyay Ee Booliska Somaliya Oo Ku Geeriyooday Mareykanka
Muqdisho, 26 Oktoobar 2017; —-Jeneraal Maxamed Abshir Muuse; oo ahaa Taliyihii ugu horreeyay ee Booliska Soomaaliyeed ayaa shalay gelinkii dambe...
Dowladda Soomaaliya oo is bedel ku sameysay, Safiiro joogay 8 Dal
Muqdisho, 26 Oktoobar 2017 —- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa bedeshay Safiirada illaa 8 Dal, kuwaas oo bishii hore loogu...
Dowlada Soomaaliya Iyo Dowlada Morocco Oo kawada Hadalay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; —-D Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad...
Somali PM makes first official visit to Turkey.
Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; —-Hassan Ali Khayre will discuss bilateral relations with Turkey’s PM Binali Yildirim. Khayre will also...