21-ka November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed
Mogadishu | QOL | 21 November 2017 – 21-ka Novembar waa maalin ku wayn umada Soomaaliyeed, waxayna ku...
Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in dhowaan Baarlamaanka la horgeyn doono Guddiga madax banana ee la-dagaalanka musuqmaasuqa
Muqdisho | QOL | 19 November 2017— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa...
Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay 10 – 15 November
Mogadishu | QOL | 19 November 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka...
Natiijada Doorashadii Soomaaliland oo la filayo waqtiyada soo socda in lagu dhawaaqo
Hargaysa | QOL | November 20, 2017–Waxaa laga dhursugaya in lagu dhawaaqo natiijada doorashadii ka dhacday Soomaaliland, iyadoo Guddiga doorashooyinka...
Faysal Cali Waraabe oo eedeeyay Xisbiga Wadani
Muqdisho | QOL | November 20, 2017–Musharaxa Xisbiga UCID ee Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa sheegay in...
Taliyaha Ciidamada Xooga Oo Booqaday Saldhiga Turkiga Ee Muqdisho
Muqdisho | QOL | November 20, 2017–Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa maanta booqday Saldhiga Dowladda...
Dhagayso:-Hadal Dhawaan Lahadal Hayey Oo Labeeniyey
Muqdisho | QOL | November 20, 2017–Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ahna gudoomiyaha tartanka bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA...
Sawiro:-Shiikh Shariif Shiikh Axmed Iyo R.Wasaare Kheyre Oo Maanta Muqdisho Kulan Kuwada Yeeshay
Muqdisho | QOL | November 20, 2017–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynihii...
Dhagayso:–Madaxweyne Hir-shabelle Oo Soo Dhisaya Wasiiro aysan Xildhibaano ku jirin
Muqdisho | QOL | November 20, 2017–Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa in uu soo magacaabo gole Wasiiro oo...
Taliska Ciidanka Asluubta oo ka digay in dhulalkooda la iibsado
Muqdisho | QOL | November 20, 2017–Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan oo shirjaraa’id uu ku...