Sawiro:-Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo kala duwan
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen...
Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Xabsi Cusub
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Baydhabo ee...
Sawiro:-Hay’adaha Amniga oo soo Bandhigay Macluumaad Ku Saabsan Qaraxii Zoobe
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan...
Waddamada Qadar go’doomiyay oo soo saaray liis argagixiso
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Waddamada Afarta ah ee go’doomiyay Dowladda Qadar ayaa sheegay in ay liiskii hore...
Sawiro:–Guddoomiy Taabit oo la kulmay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta Xafiiskiisa...
Maamul Goboleedyada oo Aqalka sare ka dalbaday iney diidaan ansixinta Sharciyada soo maray Golaha Shacabka.
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ahna Madaxweynaha Maamulka Puntland, ayaa soo saaray qoraal...
Wasiir Islow ”Ujeedka Xeerka la dagaalanka Argagixisada waa sidii dalka looga ciribtiri lahaa Shabaab”
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa muhiimadda uu leeyahay xeerka...
Imaaraadka Oo Sheegay In Saldhigga Militari ee Berbera Ladhameynayo Juun
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in uu billowday dhismaha Saldhigga Milatari ee Dowladda...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Muqdisho Soo Gaaray
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa barkhanimadii maanta soo gaaray...
Ra’iisul Wasaaraha oo Safar shaqo ku tegay Magaalada Baydhabo
Baydhabo | QOL | 21 November, 2017 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa safar...