Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay bulshada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhammeystirka dib u heshiisiinta
Dhuusamareeb | QOL | 18 Jan, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada...
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka iyo arrimo kale.
Muqdisho | QOL | 18 January, 2018 – Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya,...
Guuto ka tirsan Ciidanka Ahlusuna oo lagu wareejiyay ciidanka Xoogga Dalka
Dhuusamareeb | QOL | January 18, 2018 – Kulamo uu la qaatay madaxda kala duwan ee maamulka Galmudug...
Michael Keating iyo xubno ka socday Beesha Caalamka oo gaaray Dhuusamareeb
Dhusamareeb | QOL | January 18, 2018 – Wafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal...
The Ministry of Information re-establishes the Famous Madbacadda Football Club
Mogadishu | QOL | 17 January 2018 – The Ministry of Information, Culture & Tourism of the Federal Government of Somalia...
Shir Looga hadlaayo Howlgalka AMISOM oo ka Dhacay Dalka Itoobiya.
Muqdisho | QOL | 18 January, 2018 –Shirkan Oo Ka Dhacay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya aya waxaa uu...
Madaxweynaha Oo Bogaadiyay kaalinta Culumada iyo Dhallinyarada ee Hawlaha dib u heshiisiinta Galmudug.
Muqdisho | QOL | 18 January, 2018 –-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula...
Wasiirka Amniga oo ka hadlay isu socodka wadada Muqdisho iyo Balcad
Muqdisho | QOL | 17 January, 2018 –Degmada Balcad ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe maanta waxaa gaaray wafdi uu...
Shariif Xassan Oo Gaaray Dhuusamareeb
Muqdisho | QOL | 17 January, 2018 –Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray Caasimadda Maamulka Galmudg...
Qallaafow oo xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Beledweyne
Muqdisho | QOL | 17 January, 2018 –Maxamed Cismaan Qallaafoow ayaa dib loogu magacaabay xilka Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta...