Duqa Muqdisho “8da Maarso waa maalin qiimo leh oo na xasuusineysa ilaalinta xaquuqda Haweenka Soomaaliyeed”
Muqdisho | QOL | 8, Maarso 2018 — Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....
Madaxweynaha Galamudug Oo kormeeray xarumaha Galmudug ee laga dhisaayo Dhuusamareeb
Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta Kormeeray goobaha...
Sawiro:-Gudoomiyaha G/Banaadir Oo Furay Mashruuc Dib loogu dhisayo Muqdisho
Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow)...
Sawiro:-Wasiir Isloow Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Urdun
Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow oo...
Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Dhexmaray Madaxweyne Gaas & Madax Ka Socotay Hey’adda ICRC?
Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa...
Maxaabiis Laga Keenay Dalka Libya Oo Muqdisho La Soo Gaarsiiyay
Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa laga soo...
Dowladda Qatar oo ku baaqday in la ilaaliyo Madaxbanaanida Soomaaliya.
Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Madaxa Waaxda iskaaashiga Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Taariq...
Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland oo difaacay heshiiska maamulkiisa uu ku qeybiyay Dekada Berbera
Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Wasiirka arimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire oo maanta Saxaafadda kula...
Xukuumada Soomaaliya oo ka hadashay Amarkii Al-shabab shalay ka soo baxay.
Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay wararka sheegaya in Al shabab Dagmooyinka...
Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya oo ganacsatada Qaadka u oggolaatay in ay la xaajoodaan Somaliland
Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Ururka ay ku mideysanyihiin Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka Kenya ayaa sheegay...