Aadan Madoobe”Jawaari laba wado ayaa u furan inuu iscasilo iyo inuu sugto codka inta loo qaadaayo”
Muqdisho | QOL | March 17, 2018 —Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari)...
Madaxweyne Farmaajo oo Degay Wasaarada Gaashaandhiga, Isbadalna ku sameeyay Hogaanka Ciidanka.
Muqdisho | QOL | March 17, 2018 —Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Somaliya oo Warbaahinta Kula hadlay Galabta Xarunta Wasaarada...
Xildhibaanada Aqalka Sare oo guddi u saaray Xaaladda Cakiran ee Golaha Shacabka
Muqdisho | QOL | March 17, 2018 —Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa go’aamo deg deg ah kasoo saaray Khilaafka...
Shir Looga Hadlayay Abaaraha Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Garoowe(SAWIRO)
Muqdisho | QOL | March 17, 2018 —Shirkii wadatashiga qorshaha loogu samenayay soo kabashada u adkeysiga Abaaraha Soomaaliya...
AMISOM & Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Shiray Baneynta Garoonka Ciyaaraha Ee Muqdisho
Muqdisho | QOL | March 17, 2018 —Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....
Xildhibaan Khadiijo Diiriye”Hadii 184 Xildhibaan Uu Gaari Waayo Mooshinka Jawaari Waa Gudoomiyaha Golaha Shacabka”
Muqdisho | QOL | March 17, 2018 —Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya...
Sowlada :-Masar Oo Deeq Dawo ah ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya
Muqdisho | QOL | March 17, 2018 —Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay deeq Dawo...
Maxkamada Ciidamada Oo Ka Soo Muuqday Rag Loo Heysto Farsameynta Qaraxyada
Muqdisho | QOL | March 17, 2018 —Xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa u soo gudbiyay gudoonka...
Gudoomiye Yariisoow Oo Daah Furay Ololaha Iskutashiga wax u qabashada Barakacayaasha
Muqdisho | QOL | March 16, 2018 —Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....
Jawaari Oo Daaha Karogay Xog Ku aadan Cid Bixisay amarka Lawareegitaanka Golaha Shacabka
Muqdisho | QOL | March 16, 2018 —Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Ferderaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo...