Farmaajo Oo Xiisadda Baarlamaanka Kala hadlay Wasiiro iyo Xildhibaano
Muqdisho | QOL | March 24, 2018– Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya, waxaa...
Shirkii Dowladaha Hoose Ee Ka Socday Muqdisho Oo La Soo Gaba Gabeeyey
Muqdisho | QOL | March 23, 2018 —Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Mudane; Cabdi Maxamed...
Agaasime Koofi Oo Booqday Xarunta Qunsuliyadda Guud Ee Magaalada Jeddah
Muqdisho | QOL | March 23, 2018 —Agaasimaga guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Col; Maxamed Aadan...
Sawiro:-Meydka Garyaqaanka Guud Ee Puntland Oo Maanta La’aasay Iyo Madax Ka Qeyb Gashay
Muqdisho | QOL | March 23, 2018 –Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23 March...
R/W Kheyre oo balanqaaday in Dowlada ay gurmad u fidin doonto dhaawacyada daran
Muqdisho | QOL | March 23, 2018 —Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayrre ayaa ka tacsiyeeyay...
Xaliimo Yarey “Nooca doorasho ee dalka ka dhacaya 2020, waxaa lagu qeexi doonaa shirka Baydhabo”
Muqdisho | QOL | March 23, 2018 – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil...
Shirka Goloha Wasiiradda oo looga hadlay dib-u-eegista Hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya iyo arimo kale…
Muqdisho | QOL | March, 22, 2018 — Shirka Khamiis laha ee Goloha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay...
Sawiro:- Madaxweyne Xaaf oo shaqa abuur u sameyneysa tiro ka mid ah dhalinyaradii laga keenay Hindiya
Mogadisho | QOL | March 22, 2018 – Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa manta kulan...
Sawiro:- Haweenka ka shaqeeya nadaafada oo goordhow lagu sumeeyey magalada Muqdisho
Mogadisho | QOL | March 22, 2018 – War Goordhow soo gaaray Xafiiska Wararka Qaranimo Online Ee Magalada...
Daawo Sawirada :- Wararkii ugu danbeeyey ee qarixii ka dhacay Muqdisho
Mogadisho | QOL | March 22, 2018 – Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa qarax khasaaro geystay...