Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigtay rag Hargeysa ku samaynayey baasaaboorka Soomaaliya
Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay rag lagu qabtay ,iyagoo Baasaboorka...
Guddoomiye Eng. Yarisow ayaa sheegay in khasaare gaaraya $35 Million oo dollar uu geysteeen Roobabkii mahiigaanka ee ka da’ay Muqdisho
Muqdisho | QOL | 21 Maajo 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda oo Shir gudoomiyay kulan looga hadlay ka hortagga Fikirka Xag-jirnimada ah iyo Argagaxisada
Muqdisho | QOL | May 21, 2018 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa...
Peace in sight as KDF says Somalia battle not in vain
IN SUMMARY Somalis have been relying on Amisom troops to provide security, medical services and education War-torn nation...
RW Khayre oo booqday dadka laga soo badbaadiyay Xaafadaha ay saameeyeen daadadkii ka dhashay Roobabka
Muqdisho | QOL | May 21, 2018 — Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ugu baaqay Puntiland iyo Somaliland in ay joojiyaan dagaalada ka dhexeeya
Muqdisho | QOL | May 21 2018 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),...
QM oo ciiddanka Kenya ugu deeqdayso qalab looga hor-tago qaraxyadda ay Al-Shabaab kala kulmaan.
Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Hay’adda QM ugu qaabilsan Ka-hortaga Miinooyinka ee UNMAS ayaa la sheegay inay...
Fatahaada wabiga Shabeelle oo saameyn ku yeelatay dadka kunool Buulo Burde
Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa sameyn weyn ku...
Ninkii Kenyanka ee lagu eedeeyey inuu Al-Shabaab u fudueyn jirey warqadaha aqoonsiga ee dalkaas oo la soo qabtay
Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Eedeysanahaasi...
Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay Guddoomiyaha Sh/Hoose
Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa warqad...