Duqa Muqdisho oo Magaalada Baydhabo uga qeyb galaya Shirka Amniga Qaranka
Muqdisho | QOL |June 3, 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....
Diyaarad hore loogu diidey garoonka Hargeysa oo maanta ka degtey
Muqdisho | QOL |June 3, 2018 – Diyaarad sidday 50 muhaajiriin ah oo ka qaadday Muqdisha ayaa la...
Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabtay koox burcad ah
Muqdisho | QOL |June 3, 2018 – Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa howlgal ay manta ka sameeyeen waax ka tirsan...
Guddiga maaliyada ee Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda sare ee Bangiga Dhexe
Muqdisho | QOL |June 3, 2018 – Masuuliyiinta Bangiga dhexe ayaa Guddiga la wadaagay waxyaabaha u qabsoomay, hormarada la...
Raisulwasaare Khayre oo Kulan afur ah la qaatay Dhallinyarro Soomaaliyeed oo Xukuumaddu ka soo qaaday Xabsiyadda Liibiya
Muqdisho | QOL | Jun, o2, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan...
Duqa Muqdisho oo Daah furay Wajiga labaad ee mashruuca Nadaafada casriga ah ee G/Banaadir
Muqdisho | QOL | 02 June 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....
Itoobiya oo qaadeysa xaaladda deg degga ah
Muqdisho | QOL June 2, 2018 – Golaha Wasiirrada Ethiopia ayaa maanta ansixiyay sharci ogolaanaya in la qaado xaaladda...
Booliska Soomaaliya oo lagu wareejiyey gaadiidka ay ku xiran yihiin qalabka ka hortaga qaraxyada
Muqdisho | QOL June 2, 2018 – Dawladda Talyaaniga, ayaa Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ku wareejiyey Seddex Gaari oo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka
Muqdisho | QOL June 2, 2018 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh...
Maraykanka oo shaaciyey khasaaraha ay u geysteen dadka rayidka, marka laga reebo dadka Soomaalida
Muqdisho | QOL June 2, 2018 – Xafiiska Difaaca ee dalka Maraykanka ayaa soo saaray Warbixin si cad ah...