Madaxweynaha oo farxadda ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka
Muqdisho, Ogoosto 21, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Ciiday Qaar Kamid Ah Bulshada Muqdisho
Muqdisho, August 21, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xumuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku...
Weerar Lagu Qaaday Madaxtooyada,Xilli Uu Khudbad Jeedinayey Madaxweyne Ashraf Ghani
Muqdisho, August 21, 2018–Dableey ayaa waxay hoobiyeyaal ku soo rideen xaruun diblomaasiyadeed oo ku taalla bartamaha caasimada Afqaanistan...
RW Kheyre”Dowladdu Waxa Ay Qaban Doontaa Wax Ka Duwan Wixii Ay Soo Qabatay”
Muqdisho, August 21, 2018–Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo salaadda ciidda kadib shacabka Soomaaliyeed...
Kenya oo baareysa sida uu Baasaboorkeeda ku helay Fahad Yaasiin
Muqdisho, August 21, 2018Maj. Gen RTD Gordon Kihalang oo ah Xoghayaha Socdaalka, Xuduudaha, iyo diiwaangelinta dadka ee dalka...
Sawiro:-Shariif Xasan Oo Salaadda Ciidda Kula Tukaday Kumannaan Qof Gudaha Magalada Baydhabo
Baydhabo , August 21, 2018Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed soomaaliya Mudane Shariif Hassan Sheikh Aden ayaa Boqolal Shacabka Magalada...
RW Kheyre Oo Salaadda Ciidda Kula Tukaday Kumannaan Qof Masjidka Isbaheysiga
Muqdisho, August 21, 2018Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday...
Akhriso:-Madaxweyne Waare Oo Magacaabey Garsoorayaal Maxkamadeed
Muqdisho, August 21, 2018Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib u habeyn waxa uu ku sameeyay Garsoorka...
Duqa Muqdisho Oo Shaaciyey Tirada Barakacayaasha Ku Sugan Caasimadda
Muqdisho, August 21, 2018Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo hambalyo...