Muslimiinta Caalamka Oo Maanta Siweyn Ugu Dabaal Degaya Maalinta Koowaad Ee Ciida Carafo
Muqdisho, August 21, 2018Maanta ayaa waxaa siweyn looga Ciidayaa Maalinta koobaad ee Ciidul Adxa,iyada oo shalay Ummadda Muslimiinta...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciid Al-adxa
Muqdisho, August 20, 2018 –Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay...
Maamulka G/Banaadir oo qalabka naafada u qeybiyey qaar ka mid ah dadka naafada ah
Muqdisho Ogoosto 20, 2018 – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa u qeybiyey gawaarida dadka naafada ah, qaar ka mid...
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo
Muqdisho, Ogoosto 20, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda...
Maamulka Jubbaland oo ka jawaabay war ka soo baxay siyaasi reer Kenya ah
Muqdisho | QOL | August 20, 2018 – Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga jawaabey hadal shalay ka...
Hanti dhawraha “Isla xisaabtanka wuxuu gaarayaa xafiisyada M/weynaha iyo R/Wasaaraha
Muqdisho | QOL | August 20, 2018 – Guddiga Maaliyadda ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...
Guddoomiyaha Gobolka ayaa cambaareyey falalka lagu bartilmaamsado shaqaalaha gargaarka
Muqdisho, Ogoosto 20, 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ugu baaqay...
Malaayiin Xujey ah oo maanta istaagay Banka Carafo
Muqdisho | QOL | August 20, 2018 – Soomaalida sanadkan xajineysa ayaa saakay ka soo ambabaxay degaanka Mina...
Jeneraal Caanood oo beeniyey in uu la goostay ciidamo farabadan
Muqdisho | QOL | August 20, 2018 – Abaanduulihii hore ee ciidanka milateriga ee Soomaaliya Jeneraal Cabdulaahi Cali...
Ciidamadii uu hoggaaminayay Gen Caanood oo howlgallo ka wadda Marko
Muqdisho | QOL | August 20, 2018 – Ciidamadii uu hoggaaminaayay Generaal Caanood ee shalay la wareegay Magaalada...