Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub
Muqdisho, August 28, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan...
7-Sano Kadib Shacabka Reer Muqdisho Oo Ku Tamshlaynaya Stadium Muqdisho
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay oo Talaado ah agabkoodii ugu dambeeyay waxa ay...
Wasaaradda Dastuurka Oo Soo Gaba Gabeeysay Tababar Ku Saabsan Waxbarashada Madaniga
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka XFS...
Mareykanka oo tababar u soo gaba gabeeyay Ciidamo Danab ka tirsan
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:Dowladda Mareykanka ayaa tababar u soo xirtay Ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u...
HRW oo war ka soo saartay xariga Madaxweynihii DDSI
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:–Iyada oo shalay ciidamada Booliska Itoobiya ay xabsiga u taxaabeen Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka...
Maamulka Magalada Baladweyne Oo Warka Soo Saaray Xiisad Ka Taagan Magaaladaas
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:—Weli waxaa Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka HIiiraan ka taagan xiisad ka dhalatay dilka Darawal...
Guddoonka Golaha Shacabka oo u yeeray saraakiisha AMISOM
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:Guddoonka golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu kulan la qaadanayo saraakiisha...
Dowladda Somalia Oo Ka Hadashay Soomaali Ka Baxsatay Xabsiyo Ku Yaalla Libya
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:Shalay waxaa dagaal u dhaxeeyey laba Jabhadood uu ka dhex dhacay Xabsiyo ku yaalla dalka...
Madaxweyne Xaaf Oo Sheegay Inuu Weli Jiro Khilaafka U Dhaxeeya Madaxda Galmudug
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa hadalkaan waxa uu sheegay xilli shalay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo AMISOM kala wareegtay Garoonka Qaranka ee Ciyaaraha
Muqdisho, 27ka Ogosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka...