Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho | QOL | September 2, 2018 – Guud ahaan xarunta degmada Howlwadaag ayaa burburtay ka dib Qarax...
AKHRISO: Madaxweyne Farmaajo oo fariin loo faray
Muqdisho | QOL | September 1, 2018 – Qaar ka mid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran dalka...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga Ah Ee Diiwaan Gelinta Ciidanka
Muqdisho, September 01, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo booqday dugsiga tababarka ciidanka...
Qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho | QOL | September 1, 2018 – Sidda ay Qaranimo u xaqiijiyeen dadka degaanka Gaari waxyaabaha qarxa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay tabashooyinka la xiriira tacadiyada ka dhanka ah haweenka
Muqdisho September 01, 2018–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa la kulmay Wakiilka...
War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliland
Muqdisho | QOL | September 1, 2018 – Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday olole soconaya muddo seddex todobaad...
Cabdalla Cabdalla oo laga saaray liiska Nabad Suggida Soomaaliya
Muqdisho | QOL | September 1, 2018 – Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda nabad suggida iyo Sirdoonka...
Maamulka Jubbaland oo war ka soo saaray khilaafka kala dhaxeeya DFS
Muqdisho | QOL | September 1, 2018 – Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo...
Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay rag Carruur afduubtay
Muqdisho | QOL | September 1, 2018 – Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gacanta waxa ay ku dhigeen laba...
H.E President Farmajo holds bilateral talks with H.E Xi Jinping
BEIJING, Aug 31, 2018 – His Excellency President Mohamed Abdullahi Farmajo held bilateral discussions with H.E. President Xi Jinping,...