Shirka wada tashiga Jaaliyadaha Qurbo Joogta Beesha karanle North America & Europe !
Minneapolis | QOL | 2 September, 2018 | Shir tala wadaag ah oo socday mudo sadax cisha ah 31/08/2018...
Duqa Muqdisho oo guddoomiyey Shir looga hadlayay Horumarinta Magaalooyinka dalka
Muqdisho, Sebteembar 06, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo tagay Masjidkii, Dugsi Quraankii iyo Xarunta Degmada Hawlwadaag ee ay qarxiyeen Argagixisada Alshabaab
Muqdisho, Sebteembar 06, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynihii Hore Ee Dalka
Muqdisho, September 06, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay sharciga doorashooyinka 2020 iyo dib-u-habaynta nidaamka maaliyaddaa
Muqdisho, September 06, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha...
Baaq wadajir ah oo ay ku heshiiyeen waddamada Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya
Asmara, Sebtembar 06, 2018 – – – Iyada oo la tixgelinayo in dadyowga Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya ay...
Muqdisho iyo Ankara oo cusbooneysiiyey heshiiska mataaneynta labada Magaalo
Ankara, Sebteembar 5, 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabadirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Dhiggiisa Magaalada...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Eritrea iyo RW Itoobiya oo ku kulmaya Asmara
Muqdisho, Sebtembar 5, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii...
Akhriso:- Sababtii Kenya Looga Soo Celiyey Diyaarad Uu Saarnaa Wasiir Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya
Muqdisho | QOL | September 5, 2018 – Xalay ayaa la sheegay in Magalada Nairobi gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha...
Booliska Kenya oo weeraray xarun Telefishin
Nairobi | QOL | September 5, 2018 – Ciidammo hubaysan oo la rumaysan yahay inay yihiin booliska Kenya ayaa...