Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay”Adda Dadka Naafada Ah
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo manta kulan ku yeeshay...
Golaha Isbadal Doonka Koonfur Galbeed Oo Shariif Xasan Ugu Digay In Mudo Kororsi Uu Samaysto
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Iyadoo 35 Cisho ay Inaga Xigto Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa...
Madaxweyne Waare oo eedeeyay Golaha Iskaashiga D/goboleedyadda
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ka soo horjeestay go’aamadii u...
Farmaajo oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka...
12 Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo xukun lagu riday
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Laba iyo toban (12) askari oo soo faarujiyay aagga Dhanaane ayaa...
Diyaaradii ugu Duulimaadka dheereyd Caalamka oo gaartay New York
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Dalka Singapore diyaaradda laga leeyahay waxay duullimaad aan hakad lahayd ku...
Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay koox burcad ah
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Ciidanka ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay hawlgal ka...
Xuska maalinta Calanka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho | QOL | October 12, 2018 —Sanad kasta Soomaaliya waxaa laga xusaa maanta oo kale 12-ka October...
Turkiga Oo Haya Caddeymaha Dilka Khashoggi
Muqdisho | QOL | October 12, 2018 —Wargeyska Washington Post ayaa qoray in saraakiisha Mareykanka ay ku wargelisay...
Muuse Biixi”DP World Way Ku Mahadsan Tahay Sida Aysan Dheg Jalaq U Siinin Hadalka Dowladda Federaalka”
Muqdisho | QOL | October 11, 2018 —RaMadaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay ballaarinta dekada weyn...