Madaxweynaha Putland Oo eedeeyay Madaxda Dowladda Dhexe Ee Dalka
Muqdisho, Nofeembar 11, 2018 —Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in...
Madaxweyne Trump oo lagu qanciyay in Yurub ay yeelato Ciidamo u gaar ah
Muqdisho, Nofeembar 11, 2018 —Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu dambeyntii aqbalay in xulufadiisa reer Yurub ay dhistaan...
Daawo Sawirada:-Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Kulankii Madaxda Dalalka Soomaaliya Itoobiya Iyo Ereteriya
Muqdisho, Nofeembar 10, 2018 —Madaxda Soomaaliya,Itoobiya iyo Ereteriya; Raysal wasaare Abiy Axmed, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne...
Muuse Biixi oo xilkii ka qaaday wasiirkii arrimaha dibadda una magacaabay xil kale
Muqdisho, Nofeembar 10, 2018 —Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa waxaa uu ku shaaciyay isku...
Mehmet Yilmaz oo loo magacaabay Danjiraha Turkiga ee Somaliya
Muqdisho, Nofeembar 10, 2018 —Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayid Erdogan ayaa shalay oo Jimco ahayd shaaciyay magacyada danjirayaasha...
Magaca Ninkii Soomaaliga Ee Weerarka Ka Geystay Australia Oo La Shaaciyey
Muqdisho, Nofeembar 10, 2018 —Boliska dalkaasi waxay faahfaahin ka bixiyeen Ninkii Soomaaliga ee shalay lagu dilay magaalladda Melbourne,...
Mareykanka Oo Hakinaya Shidaalkii Uu Siin Jiray Diyaaradaha Dagaalka Ee Sucuudiga
Muqdisho, Nofeembar 10, 2018 —Mareykanka ayaa sheegay inuu joojinayo shidaalkii uu hawada ku siin jiray diyaaradaha dagaalka ee...
Taliyaha Saldhiga Degmada Hodan Iyo Madax Kale Oo Ku Dhaawacmay Qaraxyadii Muqdisho
Muqdisho, Nofeembar 10, 2018 —Waxaa isasoo taraya khasaaraha dhimahso iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyadii shalay lagu...
Mareykanka oo Shiinaha ugu digay howlgalada ciidan ay ka wadaan Asia
Muqdisho, Nofeembar 10, 2018 —Xoghaayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in Shinaha ay kaga digayaan...
Musharaxiinta Isbadal Doonka Koonfur Galbeed Oo Lakulmay Waxgaradaka Maamulkaasi
Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 —IKulankan Oo Ahaa Kulan Xasaasi Oo Dhaxamaray Waxgaradaka Siyaasiyiinta Iyo Qaarkamid ah Musharaxiinta Isbadal...