Dagaal u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida oo ka socda Mooyaale
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Malleeshiyo ka kala tirsan Soomaalida iyo Oromada wada dega Degaanka Mooyaale ayaa ku dagaallamaya...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Shir Muhiim Ah Ka Furay Muqdisho
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa Maanta daahfuray Shirka Madasha Siyaasadda...
Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble ” Waxaan Heynaaa Cabasho Safaarado 9 Bilood Aan Mushaar Lasiin”
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacbaka Soomaaliya ayaa sheegay...
Xildhibaannada Galmudug oo ansixinaya Wasiirradii uu magacaabay Xaaf
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleed Galmudug ayaa waxa ay...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo Baydhabo u tagay dardar gelinta howlaha Doorashada K/Galbeed
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Kusimaha Madaxweynaha Koofur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka C/qaadir Shariif Sheekhuna ayaa maanta ku qaabilay...
Banaanbax ka socda Gaalkacyo
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi uu...
Wasaaraddo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo la sheegay in Korontada laga goostay
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Wasaaraddo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay in korontada laga goostay, kaddib markii...
Shadoor Xaaji “Waxaa jira kursi Wasiir oo banaan lix bilood oo Ra’iisul Wasaaraha u diidan yahay….”
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Siyaasiga da’da yar Shadoor Xaaji Maxamuud oo horay u soo noqday Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada...
UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay in uu ka walwalsan yahay dhimashada...
Koox hubeysan oo Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay labo ruux oo la sheegay in ay...