Taliyaha Ciidamada Mareykanka Ee Qaarada Afrika Oo Muqdisho Soo Gaaray
Muqdisho | QOL | November 28, 2018 –Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee qaarada...
Golaha Iskaashiga Oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saaray Go’aankii Guddiga Aqalka Sare
Muqdisho | QOL | November 28, 2018 –Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo uu guddoomiye u yahay Madaxweynaha Maamulka...
DEGDEG – Guddoonka Golaha Shacabka oo kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha ayadoo Gudoonka uusoo dhisi...
Baaqa laga soo saaray Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Muqdisho ku soo xirmay
Muqdisho | QOL | November 27, 2018 – Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka Dastuurka ee arrimaha...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo Kulan la qaatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya
Muqdisho | QOL | November 27, 2018 – Kulankan uu Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen...
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka kenya
Nairobi | QOL | November 27, 2108 – Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la...
Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telfoonka kula hadlay Amiirka Qatar
Muqdisho | QOL | November 27, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Khadka...
Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo loo digay
Nairobi, Nofeembar 27, 2018 –Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay Musharaxiinta tiradda badan ee ku sugan degaanada maamulka Koonfur...
Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Jowhar oo xaaskiisa dilay
Nairobi, Nofeembar 27, 2018 –Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada...
QM oo ka hadashay Weeraradii Muqdisho iyo Gaalkacyo
Nairobi, Nofeembar 27, 2018 –Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa...