Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho
Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Wararka naga soo gaaraya degmada Waabari gaar ahaan Waaxda March ayaa waxa...
Hoggaamiye Mucaarad Ku Ah DFS Oo Iskiisa Masaafuris U Galay Oo Sheegay Inuu Ku Soo Laaban Doono Muqdisho
Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta mucaaradka...
Cameey oo iska fogeeyay in Amarro Ka dhan ah Madaxweyne Gaas laga siiyo Muqdisho.
Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa iska fogeeyay...
-Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gaaray Buulo-Burde
Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray saraakiil uu hoggaaminayo Abaanduulaha...
Sheekh Xasan Daahir oo Shabaab ku taageeray weerarkii Gaalkacyo
Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Wadaadka Xasan Daahir Aweys oo Muqdisho ku ah Xabsi guri, ayaa muuqaal...
Musharixiinta Puntland Oo Madaxweyne Ku Xigeenka Ku Taageeray Guddigii Uu Magacabay
Mogadishu | QOL | December 04, 2018-War-Saxaafadeed ay Maanta soo saareen 16 ka mid ah musharixiinta Madaxweynaha Puntland...
Gudoomiye Mursal oo Shir deg deg ah isugu yeeray Guddiyadda Joogtada ah
Mogadishu | QOL | December 04, 2018—Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan deg deg ah...
Siyaasi Salaad Cali Jeelle”Al-Shabaab Ergada Qaar Ayay Ku Amraan Xildhibaanka Ay Dooranayaan”
Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ahna la-taliyaha dhinaca Siyaasada ee Madaxweyne Farmaajo ayaa...
NISA oo qabatay Shabaab
Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Taliska ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa wuxuu sheegay...
Sawiro:-Qaabaynta Hoolka Doorashada Koonfur Galbeed Oo Lasoogabagabeeyey
Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Waxaa Kasoconaya Magalada Baydhaba Ee Xarunta Gobalka Baay Diyaar Garoow Ay Wadaan...