Askari Somali-Maraykan Loo Heyso Dilka Haweeney Australian Ah Oo La Maxkamadeyn Doono
Muqdisho | QOL | Jannaayo 14, 2019 —Askarigaasi oo lagu magacaabo Maxamed Nuur ayaa sheegay inuu adeegsan doono...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Wax Ka Bedel Lagu Sameeyay Hindise Sharciyeedka Hanti Dhowrka
Muqdisho | QOL | Jannaayo 14, 2019 —Waxaa Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho ka socda kulanka caadiga...
Hanti Dhowrka Oo Lagu Eedeeyay In Dhalinyaro Ehelkiisa Ah Ka Shaqaaleeysiiyay Xafiiska
Muqdisho | QOL | Jannaayo 14, 2019 —Kuxigeenka Guud 1aad ee Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka Cali Abuukar...
Akhriso:-Xeerka Kheyre U Gudbiyay Baarlamaanka Ee Xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe
Muqdisho | QOL | Jannaayo 14, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka...
Maamulka Jubbaland Oo Sameeyay Magacaabis Cusub (Wareegto)
Muqdisho | QOL | Jannaayo 14, 2019 —Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa taliye Cusub oo dhinaca...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah Ku Leh Magalada Muqdisho
Muqdisho | QOL | Jannaayo 14, 2019 —Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo isniin ah...
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Xukunno Kala Duwan Ridday
Muqdisho | QOL | Jannaayo 14, 2019 —Sedax Alifle Booliis. Cali Mahdi Maxamed iyo Tahliil Cali Maxamed ayaa...
Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhexgalay Mid Kamid Ah Dalalka Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya Iyo QM
Muqdisho | QOL | January 13, 2019 –Maalmo kadib Khilaafkii ay DFS iyo QM ku kala irdhoobeen, waxa...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo si rasmi ah u daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee 2019
Muqdisho | QOL | January 13, 2019 – Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda XFS oo faah faahiyay shirkado ay shatiyo siiyeen
Muqdisho | QOL | January 13, 2019 – Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya oo...