Tirada Ciiddanka Mareykanka Ee Hawlgalka Ka Wada Somalia Oo La Shaaciyey Inaan La Dhimi Doonin
Muqdisho | QOL | Maarso 9, 2019 – Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM, Jeneral...
Duqa Muqdisho oo Haweenka Soomaaliyeed ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan Horumarka Bulshada
Muqdisho | QOL | 08 Maarso 2019 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow)...
TACSI: Inaalilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun
Muqdisho | QOL | Maarso 8, 2019 – Wasiir Ku-Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime-waaxeedyada, La-taliyayaasha iyo dhamaan shaqaalaha Wasaaradda...
Marxuum Cabdi Xoosh wuxuu aqoontiisa qareennimo iyo hawl-karnimadiisa ugu khidmeeyay Qaranka
Muqdisho | QOL | Maarso 8, 2019 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u...
Ra’iisal wasaare Kheyre oo ku wajahan magaalada Kismaayo
Muqdisho | QOL | Maarso 07, 2019 – Wafdi hor dhac u ah ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan...
German ambassador to Venezuela declared persona non grata
German Ambassador Daniel Kriener has been told to leave Venezuela within 48 hours. He has been accused by...
Duqa Muqdisho oo daah furay qorshaha horumarinta Qaranka ee Sagaalaad
Muqdisho | QOL | Maarso 07, 2019 —- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow)...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dawladda Ingiriiska usoo magacowday Soomaaliya.
Muqdisho | QOL | Maarso 6, 2019 – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa...
Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa oo Dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho | QOL | Maarso 6, 2019 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta...
Shirweynaha Qaran ee Haweenka oo lasoo gabagabeeyay
Muqdisho | QOL | Maarso 6, 2019 – Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane XAsan Cali Khayre ayaa soo...