Sawirro:-Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Oo Baydhabo Ka Furay Tababar Ciidan
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Waxaa Maanta si rasmi ah loo furey Xerada Tababarka Ciidanka Xoogga...
Dhegeysiga Dacwadda Loo Haysto Ibraahim Bursaliid Iyo Rag Kale Oo Dib Loo Dhigay
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Maxkamadda Milimani Law Courts ee magaalladda Nairobi waxaa shalay la soo...
Sawiro:-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka oo ka qeyb galay xuska Maalinta Badaha Adduunka
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya , mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta ka qeyb galay munaasabadda Maalinta Badaha...
Sawiro:-Wasiirka waxbarshada Soomaaliya oo kormeeray qaar ka mid ah Dugsiyada Gobolka Banaadir
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –-Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane...
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo shir uga socda Villa Hargeysa
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Waxaa goor dhow furmay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo kusii jeedda Geneva
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sadiiq Xersi...
Muqdisho: Nin isagoo Hurdo ku Qarwayay ka soo dhacay Dabaq
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Nin da’diisa lagu qiyaasay dhowr iyo afartan jir ayaa xalay saqdii...
Xildhibaan Saabir oo ugu baaqay Taliska Booliska inay soo caddeeyaan geerida Marxuum Cabdi Seed
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Xildhibaan Cabdi Saabir oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Hirshabelle oo xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiriaan magacaabayna guddoomiye cusub
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka...
Faahfaahin ka soo baxaysa dil ka dhacay xalay magaalada Jowhar
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Kooxo hubeysan ayaa xalay xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar ku dilay...