RW Kheyre oo kusii jeedda dalka Mareykanka
Muqdisho | QOL | October-17–2019 —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa safar...
SAWIRO: Guddoonka Labada Aqal oo kulan yeeshay
Muqdisho | QOL | October16–2019 —Kulanka waxaa goob joog ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal...
SAWIRO:-Farmaajo Oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Safiiro Cusub
Muqdisho | QOL | October16–2019 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay...
Erdogan oo ku gacan seeray dalabkii Mareykanka
Muqdisho | QOL | October16–2019 —Turkey ayaa ku gacan seertay cadaadiska caalamiga ah ee looga dalbanayo inay joojiso...
Sawiro:-Wasiir Beyle oo la kulmay Madax ka tirsan Hay’adda IMF
Muqdisho | QOL | October16–2019 —Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle oo ku sugan Magaalada Washington...
Galmudug oo wax ka bedeleysa sugida Amniga Dhuusamareeb
Muqdisho | QOL | October16–2019 —Wasiirka amniga Galmudug, Saraakiisha amaanka Dhusamareeb, Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud, Guddoomiyaha Degmada iyo madax...
Guddiga diyaarinta sharciga doorashooyinka oo la kulmay Wasiirada Amniga & Gaashaandhigga
Muqdisho | QOL | October16–2019 —Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka ayaa...
SAWIRO:-Axmed Madoobe oo dalacsiiyey Taliyaha Amniga Garoonka Kismaayo
Muqdisho | QOL | October16–2019 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa manta oo Arbaco ah waxaa...
SAWIRO:-Qeybtii ugu horeysay wafdigii tegay Kismaayo oo kusoo laabtay Muqdisho
Muqdisho | QOL | October16–2019 —Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maanta dib ugu soo laabtay qeybtii...
Wasiir Sabriye oo ku wajahan Dhuusamareeb & u jeedkiisa
Muqdisho | QOL | October16–2019 —Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug inay...