Wararka Dowladda oo Amar kasoo saartay doorashada Galmudug
Muqdisho | QOL | November 04, 2019–Amar kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa...
Dowladda oo Ciidamo horleh geysay Dhuusamareeb
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhow halkaasi ay gaartay diyaarad...
Madaxweynaha KG oo kulamo ka wada Baraawe
Muqdisho | QOL | November 04, 2019–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa kulan...
Khilaaf Maamul oo ka jira degmada Buulo-Burde
Muqdisho | QOL | November 04, 2019–Maalin ka hor ayaa waxaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle uu Guddoomiye Cusub...
Shir looga hadlayo Arrimaha Somalia oo Maalintii labaad ka socda Qatar
Muqdisho | QOL | November 04, 2019–Waxaa Maalintii labaad ka socda Magalada Doxa ee dalka Qatar Shirka Kooxda...
Turkiga oo sheegay inay ka qeyb-qaadanayaan Wada-hadallada Somalia & Somaliland
Muqdisho | QOL | November 04, 2019–Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in xilligaan Soomaaliya u baahan tahay taageero ballaaran...
Dowladda oo Taliye Cusub u Magacaawday Saldhiga Guriceel
Muqdisho | QOL | November 04, 2019–Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa ay taliye Cusub u Magacaabeen Saldhiga...
Wararkii ugu dambeeyay ee khilaafka dowladda iyo Ahlusunna
Muqdisho | QOL | November 04, 2019–Xaaladda magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo Matabaan ayaa Caawa deggan kadib dhaqdhaqaaqyo ciidan...
SAWIRO:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe
Muqdisho | QOL | November 03, 2019–Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed...
SAWIRO:-Saraakiil gaartay deegaan lagala wareegay Ahlusunna
Muqdisho | QOL | November 03, 2019–Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo kamid ah deegaannada ay horay Gacanta...