Golaha Wasiirada Somalia oo ansixiyey xeer muhiim ah
Muqdisho | QOL | November 14, 2019–Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed...
Baarlamaanka Puntland oo Guddoomiye Cusub doortay
Garoowe | QOL | November 14, 2019–Magaalada garoowe ee Gobolka Nugaal waxaa Maanta lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka...
Ciidamada Dowladda oo bilaabay howlgal wado furis ah
Muqdisho | QOL | November 14, 2019–Taliska ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad ayaa sheegey in dhawaan bilaabi doonaan...
SAWIRO:-Wafdi gurmad sida oo u ambabaxay Shabeellaha Dhexe
Muqdisho | QOL | November 14, 2019–Wafdi ka socda Madasha Xisbiyada Qaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga Ilays...
Sida uu u dhacay Xukunka ay riday Maxkamadda Ciidamada?
Muqdisho | QOL | November 14, 2019–Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo...
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo bilaabatay
Garoowe | QOL | November 14, 2019–Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa goordhow ka bilaabatay doorashada Guddoomiyaha...
Golaha Shacabka oo ka hadlay xilliga ay dhaceyso doorashada
Muqdisho | QOL | November 14, 2019–Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa dalka...
SAWIRO:-RW Khayre & Madaxweyne ku-xigeenka Midowga Yurub oo kulmay
Muqdisho | QOL | November 14, 2019–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweyne ku-xigeenka...
Ganacsatada Hilibka Geella oo Shaqa joojin sameeyey
Muqdisho | QOL | November 14, 2019–Ganacsatada Hilibka Geella ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen Shaqa...
Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay Shir ka socda Garoowe
Muqdisho | QOL | November 14, 2019–Shirkii wada tashiga Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Aqalka Sare iyo Dowlad Goboleedyada ...