Xaaladda qoysas ka barakacay dagaalka Puntland iyo Daacish
Boosaaso — Maamulka Puntland ayaa sheegay in 10 kun oo qoys ay ka soo barakaceen dagaalka u dhexeeya ciidamada...
Muxuu Imaaraadka u doonayaa martigelinta shirka Ruushka iyo Ukraine?
Abu Dhabi — Imaaraadka Carabta ayaa u sheegay Mareykanka in uu dalkaasi doonayo in uu martigeliyo wadahadallo lagu soo...
Sweden oo xukun ku riday nin u safray Daacish-ta Soomaaliya
Stockholm — Maxkamad ku taalla Sweden ayaa Jimcaha maanta ah xukun saddex sano iyo saddex bil oo xabsi ah...
Maxaa dhiiri-geliyey ninka lagu tuhmayo weerarkii Munich?
Munich — Booliska Jarmalka ayaa sheegay in ninka Afgaaniga ah ee looga shakisan yahay inuu gaari ku jiiray dad...
Saameynta hakinta shaqada USAID ee Afrika iyo halka ay Soomaaliya kaga jirto dalalka taageerada ka hela hay’adda
Mustaqbalka hay’ada horumarinta caalamiga ee Maraykanka (USAID) ayaan weli caddeyn ilaa iyo wixii bisha Abril ka dambeeya. Afrika...
Hooyo Soomaaliyeed oo ka mid ahayd dadkii ku dhintay toogashadii ka dhacday Iskuul ku yaalla Sweden
Dhammaan iskuulada waa in ay sameeyaan qorshe ay ku ilaalinayaan dadka aan loo ogolayn, sida ay dawladdu sheegtay...
Maxay tahay abaalmarinta caalamiga ee ay gabadhan ku heshay shaqo ay ka qabatay Somaliland?
Ayaan Xasan, waa kalkaaliso caafimaad oo si gaara u baratay umalisonimada, waxay muddo dheer ku nooshahay dalka Sweden,...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho.SONNA…1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka ugu hambalyeeyay xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. 2-Madaxweyne Xasan...
Dowladda FS oo bilowday calaamadeynta rasaasta si loo xakameeyo hubka
Muqdisho – Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta magalada Muqdisho ku qabtay Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka iyo rasaasta,...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada-hadlay habsami u socadka sahminta shidaalka
Madaxa Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Turkiga Xildhibaan Saadaq Cumar iyo wafdi u hoggaaminaayo oo ka socda Baarlamaanka...