Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray Xerooyin Ciidan
Mogadisho | QOL | May 19 2020–Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo shalay gaaray Magaalada...
Ganacsiga Magaalada Beledweyne oo xirmay & fatahaada oo korortay
Mogadisho | QOL | May 19 2020–Dadka weli ku haray Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ee aan...
SAWIRO:-Diyaarado buufinta Ayaxa ka bilaabay Puntland
Mogadisho | QOL | May 19 2020–Diyaaradahaan oo dhawaan Dowladda Soomaaliya ay Puntland ku wareejisay ayaa waxaa ay...
Khilaafka Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo saameeyay Warbaahinta Puntland
Mogadisho | QOL | May 19 2020–Waxaa weli taagan khilaaf aan weli sirasmi ah u soo shaac bixin,kaas...
Dadka Muqdisho qaarkood oo ku dhow in aysan Ciidin Sanadkaan
Mogadisho | QOL | May 19 2020 – Marka la gaaro xilliyadaan oo kale guud ahaan Caalamka gaar ahaan...
Guddiga ka hortagga COVID-19 oo ka shiray dabaal-dega Ciidul Fidriga
Mogadisho | QOL | May 19 2020–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee...
Dr. Ulusso “ Hoteelada Muqdisho waxaa gaaf wareegaya dalaaliin u ololeynaya in mooshin laga geeyo baarlamaanka RW Khayre”
Talaado, 19 May, 2020 | Qaranimo Online | Dr. Cabdi Ulusow, oo ahaa agaasimihii wasaaradda arrimaha dibedda dowladdii...
Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa’iil oo isagoo meyd ah la helay
Mogadisho | QOL | May 17 2020–Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa’iil oo isagoo meyd ah laga helay gurigiisa...
Somaliland oo Maanta shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus ah
Mogadisho | QOL | May 17 2020–Soomaaliland ayaa Maanta shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Safmareenka ah ee...
Shaqaalaha Soomaaliland oo la fasaxay & sababta oo la shaaciyay
Mogadisho | QOL | May 17 2020–Qoraal kasoo baxay Hay’adda Shaqaalaha Soomaaliland ayaa Maanta ku dhawaaqay in la...