Sacuudiga oo soo saaray shuruudo cusub oo Cumrada ah
Mogadisho | QOL | September 30 2020—Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo loogu talo galay gudashada Cumrada,...
Galmudug oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | September 30 2020—Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo kormeer ku...
Hir-Shabeelle oo xubno ka tirsan Beesha Caalamka kala hadashay Arrimaha doorashooyinka
Mogadisho | QOL | September 30 2020—Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle oo...
Puntland oo digniin kasoo saartay roobab daadad wata
Mogadisho | QOL | September 30 2020—Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland ayaa soo saartay digniin la...
Amiirka Cusub ee dalka Kuwait oo la dhaariyay
Mogadisho | QOL | September 30 2020—Fadhi ay maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh...
Wasiirka Gargaarka oo Shir ka furay Magaalada Muqdisho
Mogadisho | QOL | September 30 2020—Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...
Mareykanka oo Wafdi culus u diray qaar kamid ah wadamada Afrika
Mogadisho | QOL | September 30 2020—Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Esper ayaa maanta oo Arbaca ah billaabaya socdaal...
SAWIRO:-Khasaaro ka dhashay Dabkii ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | September 30 2020—Waxaa lagu guuleystay in la demiyo dab khasaaro gesytay oo Maanta ka...
Galmudug oo shaacisay kiisas Cusub oo Cudurka Coronavirus ah
Mogadisho | QOL | September 30 2020—Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in degaannada Maamulkaas markale uu...
Hey’adda laanta socdaalka oo saraakiil u furay tababart ku aadan Hubinta Dukumeentiyada lagu Safro Sawiro
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hey’adda laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ay tababar u...