Warbaahinta Itoobiya oo sheegtay in ay dileen 550 kamid ah dagaalyahanada TPLF
Inkasta oo aanan la xaqiijin wararka kasoo baxay dhinaca federaalka. Arrintani ayaa muujineysaa in labada dhinacba ay boqolaal...
Maamulka Gobolka Banaadir oo shegay in uu ku fashilmay ka hor taga Roobabka dhibatada Muqdisho u gesta.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in uusan awoodin sameynta Biyo mareeno laga gudbiyo Xareedda roobka da’aya si aysan...
Twain oo Somaliland u soo direysa gargaar iyo koox khuburo ah
Muqdisho | QOL | November11, 2020 –Taiwan ayaa bishaan u soo diri doonta koox ka socota dhinacyada horumarinta...
Kumanaan qof oo ka qaxay dagaalka ka socda Tigray
Saraakiisha Suudaan waxay sheegayaan in ugu yaraan 6,000 qof oo Itoobiyaan ah ay kasoo qaxeen dagaallada ka socda...
Taliska Howlgalka Amisom oo kulan ka yeeshay Ammaanka doorashooyinka Dalka
Muqdisho | QOL | November11, 2020 –Taliyaha guud ee ciidanka Amisom ,sareeye guud Diomede Ndegeya, ayaa maanta kulan...
Dood ka dhalatay hadal uu ka sheegay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Musharaxiinta xilka Madaxweynaha
Muqdisho | QOL | November11, 2020 –Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa diiday...
Abiy Axmed: ‘Howlgalka milateri wuu sii socon doonaa tan iyo inta hub ka dhis lagu sameynayo kooxaha hubeysan
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed wuxuu sheegay in howlgalka militeri ee ka dhanka ah Tigray loo fulinayo qaabkii...
Madaxii Falastiin u qaabilsanaa wahadallada Israa’iil oo u geeriyooday cudurka Covid-19
Saa’ib Cariiqaat oo kamid ahaa siyaasiyiinta ugu caan Falastiin ayaa u geeriyooday cudurka Covid-19, sida ay sheegeen saraakiisha...
Midowga Afrika oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Tigray
Midowga Afrika ayaa ku baaqay in xabad joojin looga dhawaaqo gobolka Tigray halkaas oo ciidamada dowladda iyo kuwa...
Guul weyn oo laga gaaray tijaabada tallaalka COVID-19 kadib markii la helay
Shirkadda dawooyinka Pfizer ayaa sheegtay in tallaal loogu hortago cudurka COVID-19 oo ay ka shaqeyneysay uu wax ku...