Ciidanka itoobiya oo sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray
Ciidanka itoobiya ayaa sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray halkaas...
Maxkamad Maraykan ah oo diiday racfaan Trump u gudbiyey
Maxkamad racfaan oo heer federaal ah ayaa si adag u diiday dacwad [saraakiisha] ololaha Trump ku doonayeen in...
Maamulka gobolka Banaadir oo mar kale diginin iyo hanjabaad cusub u jeediyey musharaxiinta madaxweynaha..
Maamulka gobolka Banaadir ayaa diginin iyo hanjabaad cusub u jeediyey musharaxiinta madaxweynaha ee mucaaradka ah, maalmo kadib markii...
Maxkamada Ciidamada oo saakay dishay Dilaagii Maxamed Xaaji Axmed (Macalin Ilkacase)
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo caan...
Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay inuu dhammaaday dagaalka Tigray
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhowaaqay inuu dhammaaday dagaalka gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda ay...
Dagaalkii ugu kululaa oo goor dhawayd ka bilawday Caasimadda Gobolka Mekelle ee Tigree-ga..
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Caasimadda Ismaamulka Gobolka Tigree-ga ayaa sheegaya in Goordhow halkaas ay ka bilaabatay...
Midowga Yurub oo war kasoo saaray dilkii Somaliland ku fulisay lix ruux
Khamiistii lasoo dhaafay Maamulka Somaliland ayaa xukun dil toogasho ah ku fuliyay lix Rag ah oo horey Maxkamadda...
C/Raxmaan C/Shakuur oo weeraray mar kale farmaajo
Sigaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa ka hadlay Banaanbax xoogn lagu taageerayay...
Ethiopia “ Mekelle Maalmo Gudahood ayaan ku Qabsan Doonnaa
Militariga Ethiopia ayaa goor danbe oo Jimcihii ah sheegay in ciidamada dalkaasi ay maalmaha soo socda la wareegi...
Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay Muqdisho
Muqdisho | QOL | November 28, 2020 –Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Al-Sayid Caadil Cabdirraxmaan Al- Cusuumi ayaa cambaareeyay weerarkii ...