C/raxmaan C/Shakuur” Madaxweyne Farmaajo waan iska bixineynaa”
Muqdisho | QOL | December 24, 2020 –Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame kana mid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha...
Wasiirka warfaafinta, oo ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geerida fanaankii qaranka Allah u naxariistee, Cabdi Cali Bacalwaan oo ku geeriyooday dalka Jarmalka.
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geerida fanaankii qaranka...
Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta Wax ka beddelka Dastuurka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka...
Qoysas badan oo ku nool xeryaha qaxootiga ee dhadhaab oo xaaladooda hay’adda UNHCR ee gacanta ku haysta xereda
Qoysas badan oo ku nool xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ayaa la kufaa kaca korinta caruurtooda. Badi qoysaska xeryaha...
Joe Biden oo magacaabay xoghayihiisa Waxbarshada
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacadii gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka Cennectcut Miguel Cardona u magacaabay...
Laamaha Amniga Boosaaso oo xalay fashiliyay Qarax miino oo lagu aasay xaafad ka tirsan Boosaaso
Laamaha Amniga magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, ayaa xalay fashiliyay Qarax miino oo lagu aasay xaafad ka...
Tallaalka Coronavirus: Haweenka uurka leh ma qaadan karaan tallaalka Covid-19?
Iyadoo tallaalka coronavirus ee muddada dheer la sugayay uu haatan soo baxay, waxaa cad in qof walba uu...
Dunida oo ka walaacsan nooca cusub ee fayraska Carona ee Ingiriiska ka dillaacay
Waxa soo baxaya walaac isa soo taraya oo dunidu ka muujinayso firka cusub ee karona ee laga helay...
Wasiirada Caafimaadka maamul goboleedyada iyo DFS oo shir uga furmay Muqdisho
Waxaa manta oo ah 21 December 2020 bilawday Shirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka ee Maamul Gobaleedayda Xubnaha Ka ah...
Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo is casilay
Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Maxamuud Xaaji Saalax ayaa si rasmiya warqad is casilaad ah ugu gudbiyay...