Aabaha dhalay ra’iisulwasaaraha dalka UK, Boris Johnson, oo sheegay inuu codsanayo dhalashada dalka Faransiiska..
Jimco 1 Jannaayo 2021, Stanley Johnson ayaa idaacada dalkaasi Faransiiska ee RTL u sheegay inuu waligiisba isku arki...
Maraykanka oo u oggolaaday in Diyaaradda 737 MAX ay dib u bilowdo duulimaadyada Maraykanka
– Jimco: January 1, 2021 Dowlada Maraykanka ayaa u oggolaatay in Diyaaradda nooceedu yahay 737 MAX ay dib...
Ku dhawaad 50 sano kadib UK oo Si Rasmi Ah Uga Baxday Midowga Yurub xalay. – Jimco: January...
Soomaalidii caanka ahaa ee sanadkan u dhintay Coronavirus
Khamiis: 31. December : iyadoo uu sii galbanayo sanadkan 2020-ka oo uu dunida saameyn ba’an ku yeeshay xanuunka...
Booliiska Mareykanka oo toogtay muwaadin Soomaali ah
Khamiis: 31. December : Ciidamada Booliiska dalka Mareykanka ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minasota ee dalkaasi ku dilay...
Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay oo kaaliye cusub u soo magacawday Soomaaliya
Khamiis: 31. December : Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa Arbacadii u magacaabay haweeneyda lagu magacaabo...
Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya guddoomiyaha County-ga Gaarisa Cali Bunow iyo ku-xigeenkiisa oo ka taagan Garisa
Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya guddoomiyaha County-ga Gaarisa Cali Bunow Qorane iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Dhaqane Muxumed.ayaa sare usii...
Banaanbax Looga Horjeedo Weerarkii Ciyaartoyda KGS Oo Ka dhacay Baydhaba. Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ha maamulka...
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Shiray La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa.
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyada Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Maxamed Maxamud (Caana...
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo la kulmay Safiirka dalka Ingiriiska
Guddoomiyaha guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka Maxamed Xasan Cirro ayaa kulan la qaatay Safiirka dawladda Ingiriiska u...