Iskuulada Kenya oo Maanta dib loo furay
Muqdisho | QOL | January 04, 2021–Waxaa maanta oo Isniin ah dib loo furay dhamaan iskuullada waddanka Kenya...
Isfaham horudhac ah oo lagu gaaray Kulamada ka socda Magaalada Garoowe
Muqdisho | QOL | January 04, 2021–Maalmihii la soo dhaafay waxaa kulamo siyaasadeed ay ka socdeen magaalada Garoowe...
Sudan iyo Masar oo heshiis saxiixday xilli ay is-hayaan Ethiopia
Isniin January 4, 2021 Dalalka Sudan iyo Masar ayaa ku heshiiyey xoojinta iskaashi dhex mara, islamarkaasina diiradda saara...
Wasiirka arrimaha dibedda Iran, oo ugu baqay Donald Trump inuusan ku dhicin “dabinta Israel
Isniin January 4, 2021 Wasiirka arrimaha dibedda Iran, Mohammad Javad Zarif ayaa ku booriyey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump...
Al-Shabaab oo baahisay magacyada raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday saldhigga ciidamada Mareykanka Kenya.
Isniin January 4, 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa baahisay magacyada iyo muuqaallada raggii fuliyey weerarkii 5-tii Janaayo 2020 lagu...
Nancy Pelosi oo mar kale qabsatay warbaahinta dunida kaddib markii ay ku guuleysatay xilka Afhayeenka Aqalka Wakiillada
Isniin January 4, 2021 Nancy Pelosi ayaa mar kale qabsatay warbaahinta dunida kaddib markii ay ku guuleysatay xilka...
C/QAASIM & TARTANKA MADAXTINIMADA: I DOORO AAN KU DAYACEE!!!
HORUDHAC: Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Marka la eego dhaqdhaqaaqa Madaxweynaha D.K.G.ah C/Qaasim Salaad Xasan, waxaa la...
Wasaaradda Arrimaha Dibbada Turkiga oo shegtay in Qaraxii shalay uu u dhintay mar kale Muwaadiniin Turki ah..
Axad January 3, 2021 Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay deegaanka Lafoole ee duleedka...
Akhriso:- Yaa bixiyay Amarka lagu joojiyay in hub lala galo Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde?
Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala...
Dowladda Soomaaliya oo joojisay hubka lala galayo Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde
Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay...