Al-shabaab oo Qarax kula eegatay Ciidamo Kenyan ah Xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Kenya
January 11, 2021 Ugu yaraan afar askari oo ka tirsan millatariga Kenya ayaa la dilay tiro kalane waa...
Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo maalin kahor ka dhacay deegaano hoostega degmada isku-shuban ee Gobolka Bari,
January 11, 2021 Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo maalin kahor ka...
Diiwaan gelinta codbixiyaasha oo ka bilowday deegaano ay ku muransan yihiin Puntland iyo Soomaaliland
January 11, 2021 Guddiga soomalailand u qaabilsan doorashooyinka ayaa diiwaan gelinta codbixiyaasha doorashada soomaaliland ka bilaabay degmooyinka uu...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Somaliya oo la kulmay James Swan
.. January 11, 2021 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Cusman , ayaa kulan la...
Sare u kac ku yimid qiimaha quutul daruuriga Waajid, Xudur iyo Tayeeglow kadib Wadooyinka oo shabaab xireen..
January 11, 2021 Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in Sare u kac uu ku yimid qiimaha...
Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka, oo xildhibaannada la wadaagtay qorshooyin xilka looga qaadayo Madaxweyne Donald Trump
January 11, 2021 Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa xildhibaannada la wadaagtay qorshooyin xilka looga qaadayo Madaxweyne...
Qaar ka mid ah dadkii xooga ku galay Congress-ka Maraykanka oo lasoo qabtay
January 11, 2021 Laba nin oo ka mid ahaa dadki ugu caansanaa ee Arbacadi xoogga ku galay xarunta...
Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose oo Guddi u saaray Colaada Walanweyn
Muqdisho | QOL | January 09, 2021—Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo...
Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle oo kulan yeeshay
Muqdisho | QOL | January 09, 2021—Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo ku guda Jira Kalfadhiga 1aad ayaa Fadhigiisa...
DEG-DEG:-Qaraar xilka looga qaadayo Trump oo la faafiyay
Muqdisho | QOL | January 09, 2021—Xubnaha Xisbiga Dimuqraadiga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa faafiyey qaraar qabyo qoraal...