Xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Golaha Wakiilada & degaanka Somaliland oo la shaaciyay
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa Maanta Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi gudbiyey warqad...
Ciidamada Mareykanka oo maanta ka wada baxaya Soomaaliya
Sabti: 16 Jannaayo 2021 Dhammaan ciidamada Mareykanka ah ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta...
Shirka looga hadlayo horumarinta geela oo Jigjiga lagu qabtay
Sabti : Jan 16, 2021 Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida waxaa ka furmay kulan ku looga...
Gudoomiyaha gobolka Madheera, Cali Roba oo sheegay inuusan ka sii aamusi karin dhaqdhaqaaqyada kooxda Al-shabaab
Sabti : Jan 16, 2021 Labo sano ayaa kasoo wareegtay weerarkii Al-Shabaab ay weerartay hoteelka Dusit D2 ee...
Jabuuti oo cambaareysay weerar habeen hore lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla gobolka Tajuura.
Sabti : Jan 16, 2021 Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Jabuuti ayaa cambaareysay weerar habeen hore lagu qaaday...
Madaxweyne Lafta Gareen oo ku wajahan Degmada Xudur oo shabaab Go’domiyeen 8 Sano..
Sabti : Jan 16, 2021 Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa lagu wadda in...
Museveni & Bobi Wine yaa ku horreeya Codadka la tiriyay ee Doorashada Uganda?
Muqdisho | QOL | January 15, 2021—Dadka reer Yuganda ayaa shalay u codeeyay qofka ku habboon Madaxweynaha Dalka...
Maxkamada CXDS oo amartay in lasoo qabto kooxihii shacabka ku dilay Galgaduud
Muqdisho | QOL | January 15, 2021—Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee darajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute...
Dhul gariir ah xoog leh oo ku dhuftay Jasiiradda Sulawesi
Muqdisho | QOL | January 15, 2021—Dhulgariir cabirkiisu yahay 6.2-magnitude ayaa ka dhacay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indooniisiya,...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay hirgalinta heshiisyo horay loo wada gaaray
Muqdisho | QOL | January 15, 2021—Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya, mudane Xasab Cabdinuur Cabdi, ayaa danjiraha...