Ciidamo Maraykan ah oo lagu weeraray dalka Ciraaq Qasaare ka dhashay.
Axad February 7, 2021 Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo Maraykan ah oo sahay u waday...
Somaliland oo sheegtay in sannadkii 2020 ay kordheen kiisaska kufsiga
Axad February 7, 2021 Hay’adda Somaliland u qaabilsan xuquuq Insaanka ee sannad walba soo saarta tacadiyada ka dhaca...
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo war kasoo saaray dib u doorashada hoggaanka Midowga Afrika
Axad February 7, 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambaleeyay guddoomiyaha Midowga Afrika...
Jigjiga oo lagu qabtay Banaanbax lagu taageerayay Dagaalka Abiy ahmed uu ku qaaday Tigray
Axad February 7, 2021 Madaxweyanaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo maanta ka hadlayay isu soo bax ka dhacay Jigjiga...
Ciidamadii hore ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo la wareegeen guud ahaan gacan ku heynta degmada Matabaan
Axad February 7, 2021 Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamadii hore ee Ahlu Sunna...
Wasaradda Arrimaha Guddaha Galmudug oo qoraal ka soo saaray sida loo qayb-sanayo kuraasta xubnaha golaha deegaanka
Axad February 7, 2021 Arrimaha Guddaha Federaalka iyo Galmudug ayaa qoraal ka soo saaray sida loo qayb-sanayo kuraasta...
Farmaajo oo lagu wadaa in kulan gaar ah la qaato wafdi ka socda dowladda Mareykanka
Axad February 7, 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in...
Xalka waxaan u aragnaa in sharciga dib loogu laabto” kaddib fashilka shirka Dhuusamareeb
Axad February 7, 2021 Ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay farta wadnaha kaga...
Lamaane u dhashay dalka Hindiya oo isku guursaday gunta hoose ee badda
Axad February 7, 2021 Lamaane u dhashay dalka Hindiya ayaa isku guursaday gunta hoose ee badda dhacda Chennai...
Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay doorashooyinka Soomaliland
Axad February 7, 2021 Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan ayaa faah faahin ka bixiyay...