Muwadiniin u dhalatay Kuuriyada Waqooyi oo lagu soo oogay shirqool ay ku doonayeen inay ku xadaan lacag dhan 1.3 bilyan
Feb: 18/2/2021 Saddex qof oo u dhalatay dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo oogay dembi ah inay maleegeen...
Daahir Maxamuud Geelle “ waxaan uga digaynaa saraakiisha iyo ciidamada dowladda, inay ku dhex milmaan howlaha siyaasadeed ee dalka
Feb: 18/2/2021 Kulan xalay Midowg Mushaxiinta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay ka soo saareen Digniin ku...
Cali Yare Cali “Isbitaalka Martiini oo aan tagay waxaa yaala musiibo bin,aadamtinnimo Maydadka ayaa is dul yaala .
Feb: 18/2/2021 Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa qoraal uu soo...
Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo xalay degay hotelka Naasahablood 2 si bari ay uga Qeyb galkaan banaanbaxa..
Feb: 18/2/2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Mareykanka oo muwaadiniintiisa jooga muqdisho uga digtay inay Jimcaha ka dheeraadaan Daljirka Daahsoon.
. Feb: 18/2/2021 Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay maalinta Jimcaha ka ag dhowaadaan Daljirka Daahsoon, oo...
Waa maxay xiriirka ka dhexeeya saddaqada iyo liibaanta ama guusha?
Muqdisho | QOL | February 18 2021–Haddii aad taqaan macnaha Qur’aanka waxa aad ogtahay in xukunka sharciga ah...
Beesha Caalamka oo ka hadashay heshiiskii Baydhabo
Muqdisho | QOL | February 17 2021–War-saxaafadeed Wadajir ah oo ay soo saareen beesha caalamka ayaa lagu soo...
Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir
Muqdisho | QOL | February 17 2021– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya...
Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday isku soo baxyada
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Shir ay isugu yimaadeen Wasiirada wasaaradaha qaabilsan ka hortagga Cudurka Cronaviur ayaa...
Maxaa looga hadlay kulankii Midowga Musharixiinta & Beesha Caalamka?
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta kulan khadka Internet-ka kula yeesheen...