Ku dhawaad 7 askari oo ku dhimatay dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho
Ku dhawaad 7 askari oo ku dhimatay dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho Feb: /19/2021 Ugu yaraan afar askari...
Qaramada Midoobay “ waxa ay aad uga walaacsan tahay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacay
FEb: 19/2/2021 Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Muqdisho...
Xasan Cali Kheyre “ waxaan ka badbaadnay isku day dil oo la soo qorsheeyay..
Feb:19/2/2021 Xasan Cali Kheyre oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in tallaabadaan ay muujineyso aragtida...
Madaafiic lagu garaacay Garoonka Muqdisho iyo Diyaaradihii oo is taagay.
Feb:19/2/2021 Waxaa hakad ku yimid shaqadii ka socotay Garoonka Muqdisho, kadib madaafiic ku dhacday garoonka diyaaradaha iyadoo...
Xaalada isgoyska KM4 oo caadi ku soo Noqotay iyo Ciidamada labada dhinac oo is hor fadhiya..
Feb:19/2/2021 Waxaa Dagan xaalada Isgoysdka KM4 oo Rasaas ay isku waydaarsadeen Ciidamo ay Hogaaminayan Musharixiinta Xasan Cali kheyre...
Shirkii uu ku baaqay Farmaajo oo baaqday
Muqdisho | QOL | February 202021–Ciidamada Dawladda ayaa weerar toos ah ku qaaday Murashaxiin ay kamid yihiin Khayre...
Shirkii uu ku baaqay Farmaajo oo baaqday
Muqdisho | QOL | February 19 2021–Shirkii uu ku baaqay Madaxweynaha Muddo xileedkiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa...
Ciidanka dowladda oo shacabka uu diiday in ay gaaraan taalada dalka jirka
Muqdisho | QOL | February 19 2021–Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan xiray wadooyinka ugu muhiimsan ee...
Maqaayad ku taala Garoonka Muqdisho oo Rasaas qabsatay dab ka kacay…
Feb:19/2/2021 Waxaa goor dhawayd dab ka kacay maqayad ku taala afaafka hore ee Garoonka Muqdisho kadib Rasaaas ka...
War deg deg ah: Ciidamada Dowlada oo Rasaas ku bilaabay Banaanbaxayaashii:
Feb:19/2/2021 Waxaa goor dhawayd Rasaas ka bilaabatay isgoyska KM4 oo ay ku banaanbaxayeen taagerayasha Mucaaradka gaar ahaan C/raxmaan...