Erdogan “ Danaha guud ee ka dhexeeya Turkiga iyo Mareykanka ayaa ka miisaan culus waxyaabaha ay isku khilaafsan yihiin, Ankara-na iyo Washington
February 21, 2021 Danaha guud ee ka dhexeeya Turkiga iyo Mareykanka ayaa ka miisaan culus waxyaabaha ay isku...
Shirkadda Facebook oo sheegtay inay tir-tirtay boggii ugu weynaa ee Milatariga wadanka Myanmar, maalin kaddib dilkii laba ka mid ah dibadaxayaashii
February 21, 2021 Shirkadda Facebook ayaa sheegtay in iyadoo raaceysa siyaasadeeda mamnuuceysa kicinta rabshadaha inay tir-tirtay boggii ugu...
Ruushka oo laga helay hergebka shimbiraha nooc cusub H5N8 kaas oo la sheegay in u gudbay banii’aadanka.
February 21, 2021 Ruushka ayaa markii ugu horreysay diiwaangeliyay kiisas ku saabsan hergebka shimbiraha nooc cusub oo la...
Kheyre oo tacsi u diray umada Somaliyed , qoyskii iyo bahda fanka geerida naxdinta leh ee ku timid fanaanad qaran Faaduma Cali Nakruuma
February 21, 2021 Inaa Lillaah Waa Innaa Ileyhi Raajicuun, waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii ay...
Madaxweynaha Tanzania oo Sanad kdib Xaqiijiyay in uu jiro Coved 19
February 21, 2021 Isaga goob kaniisad ah oo ku taala Daarasalaam kula hadlayay boqolaal dad ah ayuu u...
Shir uga socda Villa Somaliya Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday, Rooble, Qooq Qoor, Laftgaren, Gudlawe, Finish iyo James Swan,..
February 21, 2021 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya shir goor dhawayd oo Duhurkii ah ka furay...
War deg deg ah: Fanaanadii caanka aheyd Faadumo Cali Nakruuma oo goor dhawayd u geeriyootay xanuunka Coronavirus
.. February 21, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadii caanka aheyd Faadumo Cali Nakruuma oo...
Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada oo goor dhawayd Isgoyska Blacksea ku dilay darawal Mooto Bajaaj..
February 21, 2021 Wararka ka imanaya Isgoyska Blacksea ayaa sheegaya in goor dhawayd Askari ka tirsan Ciidamada dowladda...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka jawaabay hadalkii wasiirka warfaafinta Somalia ee uu ku weeraray dowlada Imaaraadka Carabta
. February 21, 2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee...
Qarax lala eegtay goor dhawayd Agaasime waaxeedka ka tirsan deegaanka Daaru-salaam ee degmada Yaaqshiid.
February 21, 2021 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax miinada dhulka lagu aaso oo goor dhawayd...