Puntland & Jubbaland oo u yeertay Xubnihii Gudiyada Farsamo ee ka joogay Muqdisho
Muqdisho | QOL | February 20 2021–Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland iyo Jubbaland ayaa la sheegay in aysan ka...
Saameyn ka dhalatay Shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho
Muqdisho | QOL | February 20 2021–Isku-dhacyadii ka dhacay meelo kamid ah magaalada muqdisho ee dhex-maray Ciidamada dowladda...
Wakiilada Beesha Caalamka oo kulan ka leh xaaladda Soomaaliya
Muqdisho | QOL | February 20 2021–Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ee C6+ ayaa shir ku leh Xalane...
Shir goor dhawayd ka furmay Xalane oo Wakiillada beesha caalamka uga hadlayan xaaladda Soomaaliya
Feb: 20/2/2021 Waxaa hadda magaalada Muqdisho ka socda shir wakiillada beesha caalamka ay uga arrinsanayaan xaaladda siyaasadeed ee...
Sacuudiga oo Noqday Dalkii ugu horeeyay ee ka Hadla Colaada Muqdisho uguna baaqay dhinacyada wada Hadal..
Feb: 20/2/2021 War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in si dhaw ay ula socdaan Xaaladda Soomaaliya gaar...
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland “Dib baan u qiimeyneynaa inaan ka Qeyb galko shirka Muqdisho..
Feb: 20/2/2021 Ayadoo wali aysan caddayn goorta uu qabsoomayo shirkii arrimaha doorashada ee lagu waday inay isugu...
Golaha Musharixiinta oo Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday farmaajo ku tilmaamay dambiile Qaran
Feb: 20/2/2021 Golaha Musharixiinta ayaa ku timaamay madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday in uu yahay shaqsi ku tuntay sharciga uuna...
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo si weyn u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday banaanbaxyada
Feb: 20/2/2021 Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday banaanbaxyada ay soo abaabuleen,...
Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo dalbaday in shirka maamulada lagu qabto xarunta Xalane. Hadii muqdisho imaadaan
Feb: 20/2/2021 Xili lagu waday in uuMagaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Madaxtooyada uu ka furmo shirkii Maamul...