Wasaaradda Caafimaadka oo shacisay 24 kii saacadood laga helay cudurka Coronavirus dad gaaraya 128 qof
February 21, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Somalia ayaa sheegtay in 24kii saacadood ee la soo dhaafay laga helay cudurka...
Matoor ololaya oo diyaarad ka soo dhacay oo ku dul dhacay guryo la dagan yahay
February 21, 2021 Diyaarad nooceedu yahay Boieng ayaa guryo ku yaalla magaalada Denver qayba ka mid ah matoorkeeda...
War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Musharaxiinta oo loogu baaqay Golaha amaanka in ay soo faro geliyaan xaaladda Soomaaliya.
February 21, 2021 War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah ayaa waxaa loogu baaqay...
Sii-Hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha oo tacsi u diray Fanaaniinta Geeridii ku timid Faadumo Nagruuma.
February 21, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geerida...
Maxkamadda Ciidamada oo u fadhiisatay kiiska saddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab, kana billaabatay Dhuusamareeb..
February 21, 2021 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fadhiisatay kiiska saddex eedeysane oo lagu eedeynayo in...
Maamul goboleedka Jubbaland oo mowqifkeeda ku aadan doorashooyinka muranku ka taaganyahay soo bandhigay..
February 21, 2021 Maamul goboleedka Jubbaland ayaa mowqifkiisa ku aadan doorashooyinka muranku ka taaganyahay ku faah-faahiyay warsaxaafadeed maanta...
Blinken “COVID-19 looma adeegsan karo in lagu xadgudbo xoriyadaha aasaasiga ah
February 21, 2021 Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inaan waddanna loo oggolaanin inuu xanunka...
Madaxtooyada Soomaaliya oo goor dhoweyd war-murtiyeed ka soo saartay shirkii manta..
February 21, 2021 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goor dhoweyd war-murtiyeed kasoo saartay shirkii uu maanta guddoomiyey madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday,...
ku dhnawaad 5 qof oo ku dhimatay Weerar ka dhacay suuq ay dad badan ka dukaamaysanayeen oo ku yaala magaalada New Orlayns ee dalka Maraykanka
February 21, 2021 Inta la xaqiijiyay 3 ruux ayaa geeriyootay kadib markii nin hubeysnaa uu gudaha u galay...
Puntland oo dagaal adag kula jirta ka hor taga Qamriga Itobiya laga keeno.
. February 21, 2021 Shirkii amniga ee gobolka Bari oo ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa waxaa looga hadlay...